Sawirro: Deegaanka Kuunyo Barroow oo maalintii 1aad looga dabaal degay Ciidul Fidri.

Monday May 02, 2022 - 19:41:15
Liibaan Jeexoow
Degaanka Kuunyo Barrow ee wilaayada Shabeellaha Hoose waxaa maanta looga ciiday si aad iyo aad u heer sarreysa iyadoo boqollaal dadweyne ah ay salaadda Ciidda ku tukadeen musalle weyn oo ku yaalla deegaanka..

Dadka oo ku labisnaa dhar qurxoon ayaa muujiyay shacaa’irta waxaana ay dhageysteen khudbadda ciida oo dhinacyo kala duwan taabanaysay, waxayna ciiddaan aheyd middii ugu dadka badneyd ee Kuunyo Barrow..

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Related Items

Update cookies preferences