Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Bandhig ciyaareed cajiib ah oo lagu soo dhaweeynayo munaasabadda ciidda ayaa lagu qabtay magaalooyin ku yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee ay maamusho Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Magaalooyinkaas waxaa ka mid ah degmada Jilib oo lagu qabtay Mahrajaan aad usoo jiitay dadweynaha oo si is ku mid ah uga wada qeyb qaateen dadweynaha iyo ciidanka Al-Shabaab kaas oo ahaa mid aad u xiiso badan.

Hoos Ka Daawo Sawiro laga soo qaaday barxadda loo yaqaano "Aadam Xaashi Ceeyroow" ee ku taalla banaanka magaalada Jilib, halkaas oo tobanaan kun oo dadweyne ah ay soo xaadireen si ay daawadaan ciyaaraha halkaas lagu soo bandhigay.

SAWIRO:

Related Items

Update cookies preferences