Degmada Buq Aqable oo si heer sare ah looga ciiday (Sawirro).

Saturday July 09, 2022 - 14:55:33
Liibaan Jeexoow
Degmada Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan ayaa kamid ah degmooyinka sida heerka sare ah looga oogay maalinta koowaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa.
Fagaaraha weyn ee degmada ayay kumanaan qof ku tukadeen labada rakco ee salaadda ciidda kadibna xoolaha udxiyada ayaa isla fagaraaha lagu qalay halkaas oo dadka fuqarada ah hilib farabadan loogu qeybiyay.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items

Update cookies preferences