Daawo: Suldaanka Beesah Wacaysle oo Farriin Kulul u diray Xassan Sheekh.

Tuesday November 22, 2022 - 19:58:06
Liibaan Jeexoow
Suldaanka ayaa khudbaddan ka jeediyay shirka golaha nuqabada wilaayaatka islaamiga ah oo ay kasoo qeyb galeen qabaa'il badan.
Waa qeybta 5aad ee Khudbadihii Nuqabada wilaayaatka Islaamiga ay ka jeediyeen shirkii wadatashida golaha nuqabada Soomaaliyeed.

Qeybtaan waxaa lagu soo qaadanayaa kalimaddii uu shirka ka jeediyay Suldaan Daa’uud Xassan Aadam – Suldaanka Wacaysle Abagaal.

Related Items

Update cookies preferences