Sheekh Muuse Caraale oo shir jaraa'id ku faah faahiyay weerarkii Hotelka SYL Muqdisho [Dhageyso].

Friday March 15, 2024 - 20:03:41
Liibaan Jeexoow
Waaliga wilaayada Islaamiga Banaadir Sheekh Muuse Caraale ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay weerarkii saacadaha badan qaatay ee xalay illaa iyo saaka ka socday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.
Sheekh Muuse Caraale ayaa sheegay in weerarku uu xaqiijiyay hadafkii bartilmaameedka ahaa isagoona farriimo udiray dowladda Federaalka.

Halkan ka dhageyso Kalimadda Sheekh Muuse Caraale MP3

Related Items

Update cookies preferences