Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade "Dagaalkii ka dhacay duleedka Balcad mujaahidiinta guulo ka gaaray" Dhageyso.

Thursday March 21, 2024 - 22:20:38
Liibaan Jeexoow
Mas'uulka ugu sarreeya wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo culus oo ka dhacay deegaanno kaabiga ku haya degmada Balcad ee Sh/dhexe.
Sheekh Yuusuf Ciise Kabaka Kutukade ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Andalus ku sheegay in dagaalkii ka dhacay duleedka Balcad ay dhankoodu guulo kasoo hooyeen.

Waaliga ayaa sheegay in duullaankii ay dowlada Xasan Sheekh ku qaadday gobolka Sh/dhexe ay fashil qarka usaarantahay.

Halkan ka dhageyso Wareysiga MP3

Related Items

Update cookies preferences