Dagaalyahan kasoo jeeda beesha Raxanweyn oo kamid ahaa raggii fuliyay weerarkii SYL [Dhageyso].

Friday March 22, 2024 - 06:47:40
Liibaan Jeexoow
Idaacadda Andalus ayaa markale baahisay dardaaranka mid kamida raggii fuliyay weerarkii khasaaraha dhaliyay ee isbuucii hore ka dhacay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.
Maxamed Hilowle Miiriish (Salmaan) oo ka dhashay beesha Raxaweyn kuna dhashay degmada Saakoow ayaa faah faahin ka bixiyay waxa ku dhaliyay in uu ka qeyb noqdo raggii fuliyay weerarkii Hotel SYL.

Related Items

Update cookies preferences