Ninkii Qalbidhagax udhiibay Xabashida Itoobiya oo laga dhigay taliyaha Nabad Sugidda DF.

Thursday April 04, 2024 - 12:11:22
Liibaan Jeexoow
Kadib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada dowladda Federaalka ayay ku magacaabeen taliyaha cusub ee sirdoonka kadib markii uu iscasilay Mahad Salaad.
Xamza Cabdi Barre ayaa Sanbaloolshe u magacaabay taliyaha cusub ee NISA wuxuuna bedelay Mahad Salaad oo sanad iyo dhowr bilood xilkan hayay.

Sanbaloolshe ayaa markii sedaxaad noqday taliyaha nabad sugidda waxaana xusid mudan in uu yahay ninkii dowladda Xabashida Itoobiya ugacan geliyay Qalbidhagax oo kamid ahaa Ururkii ONLF.

Madaxda ugu sarraysa dowladad Federaalka ayaa ah dabadhilifyo wadashaqeyn laleh dowladaha shisheeye.

Related Items

Update cookies preferences