Xildhibaan katirsan maamulka Koonfur Galbeed oo lagu dilay degmada Wadajir.

Thursday May 23, 2024 - 11:19:41
Liibaan Jeexoow
Dagaalyahanno katirsan Al Shabaab ayaa xalay howlgal ay ka fuliyeen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxay ku dileen xildhibaan katirsanaa maamulka Koonfur Galbeed.
Sida ay dad goob joogayaal ah xaqiijiyeen waxaa ladilay Ibraahim Cabdi Cabdiraxmaan oo ahaa xildhibaan katirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Weerarkan ayaa ka dhacay xaafadda Siligga Ameerikaanka sida ay baahisay idaacadda Islaamiga Andalus.

Related Items

Update cookies preferences