Sawirro+DHageysi:Qeybta 2-aad Ee Xaaladda Jannaale Jabkii Ciidanka Uganda Kadib.

Monday November 09, 2015 - 08:52:33
War mar kale iyo barnaamijkii XAALADDA JANNAALE JABKII UGANDA KADIB. Qeybtan waxaan ku eegeynaa wax soo saarka beeraha Jannaale oo kasoo kabanaya raadadkii adkaa ee ay ku reebteen ciidamada shisheeye ee Uganda.



Maxaa ka jira iney abuurmeen shaqooyin badan tan iyo markii shisheeyaha laga adkaaday? waa sidee dareenka dadka beeraleyda ah? maxay gocanayaan, maxayse u baahan yihiin? Waxaan meesha ka marnayn muuqaalka beeraha iyo arimo kale oo muhim ah.

DSC02180DSC02189DSC02663DSC02827DSC02817DSC02196DSC02740DSC02831DSC02910DSC02916DSC03046DSC02957DSC02921DSC02846DSC02843

Ku DHageyso Tayo Sare Qeybta 2-aad Ee Barnaamijka


Related Items

Update cookies preferences