Wararka Caalamka

Wasiirkii Dibedda ee Shiinaha oo shaqada laga cayriyey
Wararka ka imanaya dalka Shiinaha ayaa sheegaya in xukuumadda ka talisa dalkaasi ay shaqadii ka cayrisey Wasiirkii Arrimaha Dibedda Qin Gang(Jiin Gaang). Wasiirkan oo la weysaana illaa 25 June ee bishii hore ayaa lagu beddelay Wang Yi(Waang Yii) sida laga soo xigtey warbaahinta Shiinaha.
Stratfor: Tani waa qorshaha Fagnar ee qaaradda Africa.
Warbixin lagu daabacay website-ka Stratfor ayaa lagu sheegay in warkii dhawaan kasoo baxay hogaamiyaha kooxda calooshood u shaqeystayaasha Fagnar ee la xiriirey iney xooga saari doonaan Afrika uu horseedi doono in calooshood u shaqeystayaal horleh ay gaaraan Afrika, kuwaasoo kaalin ka qaadan doona sidii…
Update cookies preferences