Dilka Cabdicasiis Afrika iyo dareenka Wariyaasha. W/Q Suxufi MM Xaaji.

Sunday November 21, 2021 - 21:42:16
Super Admin
Sawirka gaarigii lagu qarxiyey Cabdi Casiis Afrika
Sawirka gaarigii lagu qarxiyey Cabdi Casiis Afrika
Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay warbixin ay ku faaqideyso qofka uu ahaa wariye Cabdi Casiis Maxamed Guuleed (Africa) oo ay ku dileen qarax xoogan oo xaley ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.


Cabdi Casiis Afrika oo ahaa agaasimaha Radio Muqdisho ayaa lagu dilay qarax aad u xoogan oo ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, halka qaraxaas lagu dhaawacay agaasimihii TV-ga dowlada.

Idaacada Andalus ayaa isdul-taag ku sameysay howlgalkaas iyo ninka lagu dilay, iyadoona wareysatay dad aqoon durugsan u leh wariyaha la beegsaday.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixinta

Xigasho; Radio Andalus

Related Items

Update cookies preferences