Cabdicasiis Laftagareen oo si kulul uga hadlay dilkii ay Al Shabaab ugeysteen xildhibaan katirsanaa 'Koonfur Galbeed'

Thursday May 23, 2024 - 14:47:06
Liibaan Jeexoow
Howlgalkii qorshaysnaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu dilay xildhibaan Ibraahim Cabdiraxmaan waxaa si kulul udhaleeceeyay hoggaanka maamulka Koonfur Galbeed.
Cabdicasiis Laftagareen oo ah madaxweynaha maamulka fadhigiisu yahay Baydhabo ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku cambaareeyay falkii lagu dilay xildhibaan ibraahim C/raxmaan.

Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed ayaa Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku eedeeyay weerarkii lagu dilay Xildhibaan Cabdiraxmaan.

Related Items

Update cookies preferences