Dabaaldegyo lagusoo Dhaweynayo munaasabadda Ciidda oo ka Socda Wilaayaatka Islaamiga [SAWIRRO].

Sunday May 01, 2022 - 21:33:03
Magaalooyinka ku yaalla wilaayaatka Islaamiga ayaa caawa laga soo sheegayaa dabaaldegyo ballaaran oo ay sameeyaan dadweynaha kuwaas oo isugu hambalyeeynaya Munaasabada ciidda.
Halkaan waa degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool, halkaas oo ay ka socoto diyaarinta fagaarihii lagu tukan lahaa salaadda ciidda iyo goobihii lagu qaban lahaa fantasiyaha ciidda.

Muuqaaladan waxaa laga soo qaaday fagaaraha A-Irshaad ee ku yaalla bartamaha degmada Tiyeegloow halkaas oo ay ka socoto diyaarinta xafladaha ciidda.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA.

Related Items

Update cookies preferences