SOMALIMEMO Oo Muslimiinta Ugu Hambalyaynaysa Munaasabadda Ciidul Adxaa.

Sunday June 16, 2024 - 06:51:44
Super Admin
Munaasabadda Ciidul Adxaa
Munaasabadda Ciidul Adxaa
Maamulka shabakadda Islaamiga SomaliMeMo ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan ugu hambalyaynaya munaasabadda Ciidul Adxaa.
Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu naga aqbalo acmaasha nagana xureeyo Naarta.

Umadda Soomaaliyeed waxaan alle uga baryaynaa in dalka nooga saaro shisheeyaha gumeystayaasha ee kusoo duulay uuna guuleeyo muslimiinta u halgamaysa in shareecada islaamka laysku maamulo.

Warbaahinta xurta ah ee SomaliMeMo waxay shacabka Soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan kala qeyb qaadanaysaa farxadda maalmaha ciidda iyadoona shabakaddu baahin doonto wararka ku saabsan damaashaadka ciidda
.

Related Items

Update cookies preferences