Daawo sida salaadda Ciidul Adxaa looga dukaday degmada Bula Fuulaay.

Sunday June 16, 2024 - 15:35:48
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan degmada Buula Fuulaay ayaa goob fagaare ah ku tukaday Saaladda Ciiddul Adxaa 1445.
Shacabka magaaladan deggan ayaa maalintii 1aad dabaal degayo waxayna muujiyeen sida ay ula tacaadufayaan walaalahooda reer Qaza.

Related Items

Update cookies preferences