Dhageyso: Kalimad ku saabsan Aadaabta Ciidul Fidriga waxaa Jeedinaya Sh. C/Raxmaan Firin.

Wednesday April 10, 2024 - 05:50:50
Liibaan Jeexoow
Ciid Mubaarak ayaan leenahay dhammaan akhristayaasha shabakadda Islaamiga SOMALIMEMO.
Dabaal degga maalmaha ciidul Fidriga ayaa leh aadaab gaar ah oo ay noo jidaysay shareecada Islaamka, haddaba waxaan idiinsoo gudbinaynaa Muxaarado gaaban oo soo koobaysa aadaabta laga rabo qofka muslimka ah maalmaha lagu guda jiro ciidul firdiga barakaysan.

Halkan ka degso kalimadda waxaa jeedinaya Sheekh Cabdiraxmaan Firin MP3

Related Items

Update cookies preferences