Sidee Xalay Looga Dabaaldegay Magaalooyinka Wilaayaataka Islaamiga

Monday May 02, 2022 - 08:41:11
Dagaaldegyo aad u ballaaran ayaa xaley ka dhacay qaar ka mid ah magaalooyinka ku yaalla koonfurta Soomaaliya, halkaas oo dadweynuhu ay isugu hambalyeeynayeen munaasabadda ciidda.
Sawiro laga soo qaaday magaalooyinka Jilib, Kuunyo iyo Tiyeegloow oo lagu faafiyey baraha bulshada ayaa lagu arkayey dabaaldegyo xoogan oo ka socda magaalooyinka kuwaas oo lagu soo dhaweeynayo munaasabadda ciidda.

Halkaan Ka Daawo Sawirada

Related Items

Update cookies preferences