Sidee looga Ciiday degmada Jamaame ee Jubbada hoose? Sawirro.

Monday May 02, 2022 - 17:33:50
Liibaan Jeexoow
Degmada Jamaame oo kamid ah Wilaayaada islaamiga ah Jubbooyinka waxaa maanta oo ku beegan maalinta koowaad ee Ciidul Fidril-Mubaarak looga ciiday si weyn.

Dadweyne fara badan oo isaga kala yimid gudaha degmada iyo toolooyinka ku hareereesan ayaa soo buux dhaafiyay fagaarihii lagu tukanayay salaadda ciidda.

Ciidamo katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa la ciiday dadka muslimiinta ah, kuwaasoo lagu arkayay musallaha iyagoo tukanaya salaadda Ciida.

Hoos ka daawo sida looga ciiday Jamaame.

Related Items

Update cookies preferences