DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

Tuesday May 03, 2022 - 21:27:30
Waxaan goordhow helnay ku dhawaad 100 sawir oo laga soo qaaday xerada ciidamada Burundi ee deegaanka Ceel-Baraf oo saaka weerar xoogan ay ku qaadeen ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.
Weerarkan oo ku bilowday qaraxyo kadibna uu xigay dagaal toos ah ayaa lagu dilay ugu yaraan 173 askari sida lagu sheegay war kasoo baxay taliska ciidanka ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Muuqaalada iyo sawirada laga soo qaaday xerada ciidamada ATMIS ee Ceelbaraf ayaa muujinaya meydadka oo daadsan gudaha iyo afaafka xerada, iyo dadweynaha oo ganiimeysanaya agabkii yaalay xerada.

Hoos Ka Daawo Sawirada.

Related Items

Update cookies preferences