Fantasyaha Ciidul Fidriga oo lagusoo gaba gabeeyay degmada Galhareeri [Sawirro].

Wednesday May 04, 2022 - 10:25:19
Liibaan Jeexoow
Wilaayada islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay dabaal degyadii maalmaha ciiddul Fidriga.
Fagaare kuyaal degmada Galhareeri ee gobolka Galguduud waxaa lagu qabtay Fantasyo ay kasoo qeyb galeen boqolaal  shacab ah.

Fantasyaha waxaa lagusoo bandhigay tartamo kala duwan sida Orodka, Xarig jiidka iyo arrimo kale.

 Hoos ka daawo sawirrada

Related Items

Update cookies preferences