SAWIRRO: Dabaaldeg Lagu Soo Dhaweeynayo Munaasabada Ciidda oo Caawa ka Socda Jilib.

Friday July 08, 2022 - 23:42:28
MeMO Staff
Bulleer iyo Saraawiikh dheemish ah ayaa marqura hawada isqabsaday caawa degmada Jilib, taas oo dadweynaha usoo saartay wadooyinka iyo barxadaha si ay uga qeyb qaataan dabaaldegga ciidda.
Sawiro caawa laga soo qaaday magaalada JIlib ayaa muujinayey dabaaldeg xoogan oo ka socda wadooyinka iyo faras magaalka, taas oo dadweynaha ay ku soo dhaweeynayaan munaasabaddda ciidul Adxaa oo ku beegan maalinta berito ah.

Hoos Ka Daawo sawirada.

Related Items

Update cookies preferences