Video: Sidaan ayaa ciidamada DF loogu baacsaday deegaanka Doonka ee duleedka Afgooye.

Monday February 26, 2024 - 16:07:56
Liibaan Jeexoow
Muuqaal baahiya Alkataa'ib ayaa faafiyay Video cusub oo lagusoo bandhigayo dagaal bilo ka hor ka dhacay deegaan kaabiga ku haya degmada Afgooye ee Sh/hoose.
Video-ga oo ladaawan karo 4 daqiiqo iyo qadar 41 ilbiriqsi ah ayaa lagu arkayaa dagaalyahannada jihaadiga ah oo baacsanaya ciidamada dowladda.

Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Doonka ee duleedka Afgooye ayaa kusoo idlaanaya dagaalyahannada Al Shabaab oo buudka kula tumanaya maleeshiyaadka dowladda.

Meydadka ciidamo katirsan DF-ka oo daadsan dhulbeereedka Doonka ayaa la arkayaa inta uu dagaalku socdo.

Halkaan ka daawo Video-ga
Ku daawo Facebook

Related Items

Update cookies preferences