Daawo Qeybta 1aad Nadwo Cilmiyeed ku Saabsan Damaca Nasaarada Xabashida , Waxaa soo Jeedinayo Sh. Cabdullaahi Raabi.

Monday March 04, 2024 - 08:55:10
Liibaan Jeexoow
Heshiiskii Xaaraanta ahaa ee bishii janaayo ee lasoo dhaafay uu Muuse Biixi Abiy Axmed ugu saxiixay badda Soomaaliya ayaa banaanka soo dhigayay damaca gurrucan ee Xabashida Itoobiya ku doonayso in ay ku qabsato dhulalka Soomaaliyeed.
Sheekh C/llaahi Raabi oo kamid ah culimada Soomaaliyeed si weyna ula socda damaca Xabashida ee geeska Afrika ayaa qabtay dawo cilmiyeed uu uga taariikheynayo damacaas Itoobiya.

Toos uga daawo halkan

Related Items

Update cookies preferences