Daawo Qeybta 2aad Nadwo Cilmiyeed ku Saabsan Damaca Nasaarada Xabashida , Waxaa soo Jeedinayo Sh. Cabdullaahi Raabi.

Tuesday March 05, 2024 - 16:25:15
Liibaan Jeexoow
Heshiiskii Xaaraanta ahaa ee bishii janaayo ee lasoo dhaafay uu Muuse Biixi Abiy Axmed ugu saxiixay badda Soomaaliya ayaa banaanka soo dhigayay damaca gurrucan ee Xabashida Itoobiya ku doonayso in ay ku qabsato dhulalka Soomaaliyeed.
Sheekh C/llaahi Raabi oo kamid ah culimada Soomaaliyeed si weyna ula socda damaca Xabashida ee geeska Afrika ayaa qabtay dawo cilmiyeed uu uga taariikheynayo damacaas Itoobiya.



Related Items

Update cookies preferences