Sidaan ayay ciidamada Wilaayada Islaamiga Mudug ula wareegeen magaalada Bacaadweyne [Video].

Thursday March 14, 2024 - 13:50:36
Liibaan Jeexoow
Muuqaal baahiyaha Alkataa'ib ayaa soo bandhigay Video cusub oo sawir guud ka bixinaya qaabkii ay ciidamada wilaayada Islaamiga Mudug ula wareegeen deegaanka Bacaadweyne ee bariga Mudug.
Video-gan cusub ayaa muujinaya daalyahanno aad u hubaysan oo gudaha usii gelaya magaalada Bacaadweyne islamarkaana goob fagaare ah kula hadlaya dadka deegaanka.

Isbuucan gudihiisa ayay ciidamada wilaayada Islaamiga Mudug dib ula wareegeen magaalooyinka kala ah Cammaara,Bacaadweyne iyo Xinlabi waxayna horay usoo qabsadeen deegaannada Caad iyo Shabeelloow.

Ku daawo Facebook
halkan toos uga daawo

Related Items

Update cookies preferences