Xarakada Al Shabaab oo si kulul uga hadashay Xasuuqii Turkiga ee tuulada Baqdaad [Warsaxaafadeed].

Tuesday March 19, 2024 - 21:20:23
Liibaan Jeexoow
Xafiiska siyaasadda iyo Wilaayaatka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa bayaan kasoo saaray weerarkii habalnimo ee diyaaradaha drones-ka Turkiga ay ka geysteen deegaanka Baqdaad ee duleedka Afgooye.
Bayaanka ayaa lagu dhaleeceeyay falkaas foosha xun ee dowladda Turkigu ay ugeysteen dadka Shacabka ah waxaana lagusoo bandhigyada iyo macluumaadka dadkii shacabka ahaa ee lagu xasuuqay tuulada Baqdaad.

Hoos ka akhri bayaanka

Related Items

Update cookies preferences