Sawirro: Magaalada Jamaame oo Dowro loogu qabtay dumarka Daaciyaatka ah (Sawirro).

Saturday May 04, 2024 - 21:11:45
Liibaan Jeexoow
Maktabka dacwada wilaayada islaamiga Jubbada hoose ayaa xamlo dacawi ah ka fuliyay degmooyin iyo deegaanno katirsan wilaayadaasi.
Magaalada Jamaame ayaa lagu qabtay xaflad lagusoo bandhigay ololaha dacwada waxaana si gaar ah xaflad loogu qabtay dumarka daaciyaadka ah

Related Items

Update cookies preferences