Sawirro+Dhageysi:Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay Ee Ka Baxay Idaacadda Alfurqaan Q.1aad.

Sunday February 14, 2016 - 10:42:50
16878
Super Admin
Idaacadda islaamiga ah Al-furqaan ayaa baahisay barnaamijyo taxana ah oo loogu magac daray "Dulmanayaashii Dib uxuroobay".


Wariyaheena Cabdullaahi Soomaali oo socdaal shaqo ku maray Gobalka shabeelaha Hoose ayaa booqday degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose.

Waxa uu warbixinadaan ku eegayaa ammaanka.Horumarka waxbarashada,Ganacsiga iyo Arimo kale.

Waxaa Barnaamijka lagu wareysanayaa dadweynaha ku dhaqan Gobalka kuwaasi oo ka sheekeynaya dhibaatooyinkii ay kala kulmeen shisheeyaha iyo dowladda mudadii gacantooda ay ku jireen.

Q.1aad ayaa  looga hadlay Degmada Toora-toorow ee gobolka shabeelaha Hoose.

Dulmanayaasha Dib Uxuroobay Iyo Toora Toorow 13 02 2016 MP3


Hoos Ka Daawo sawiro laga soo qaaday degmada.

DSC01874DSC01878DSC01883DSC01888DSC01897DSC01957DSC01964



Related Items

Update cookies preferences