Sawirro+Dhageysi: Qeybta 2-aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay oo lagusoo Qaatay Degmada Awdheegle.

Monday February 15, 2016 - 10:20:07
Super Admin
Qeybta Labaad Barnaamijka Dulmanayaasha dib uxuroobay waxaa xalay lagu soo qaatay degmada Owdheegle ee gobalka shabeelaha Hoose.



Degmadaasi waxay kamid tahay degmooyinka ay dib kaga gurteen ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda.

Horumarka Amniga,Ganacsiga,Beeraha,waxbarashada ayaa aalaaba lagu faaqidaa barnaamijyadaan.

Dadka la wareysanayo waxay qaarkood ka sheekanayaan dhibaatooyin ay soo mareen sida dil,kufsi iyo dhac.

Dhageyso Dulmanayaasha Dib Uxuroobay Iyo Owdheegle.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Degmada

DSC02426DSC02412DSC02406DSC02399DSC02378DSC02372DSC02362DSC02331DSC02317DSC02305DSC02298DSC02296DSC02291DSC02281DSC02258DSC02255DSC02252DSC02247DSC02239DSC02232DSC02231DSC02228DSC02221DSC02220DSC02214

Related Items

Update cookies preferences