Sawirro:Askar iyo Saraakiil Katirsanaa Maamulka Degmada Baraawe oo isku Dhiibay Mujaahidiinta.

Thursday February 18, 2016 - 15:30:20
Super Admin
Askar iyo saraakiil Katirsanaa maamulka dowladda Federaalka ee degmada Baraawe ayaa isku dhiibay maamullada islaamiga shabaabul Mujaahidiin ee Sh/Hoose.



Askartan ayaa waxaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay degaan ka tirsan gobolka, waxaana ay ka sheekeeyeen shaqooyinkii ay qaban jireen iyo waxa u dhaliyay iney dowladda ka baxaan.

Mid kamid ah wuxuu ahaa  sarkaal sare oo canshuur qaade ka ahaa degmada Baraawe  kaasi oo faah faahin ka bixiyay habka canshuur qaadida iyo xaaladda guud degmada ee  degmada Baraawe gobolka Sh/hoose.

Dhagayso Wareysiyo Laga Qaaday Askarta.

Hoos Ka Daawo Sawirada Askarta.

Baraawe Askar isi soo dhiibtayBaraawe

Related Items

Update cookies preferences