Barnaamijka "Aragtiyada iska soo horjeeda" ee ka baxa Aljazeera ayaa isku badalay sida goob lagu ciyaaro Ciyaarta Feerka Miisaanka culus, kadib markii ay gacmaha iskula tageen laba nin oo ku kala aragti duwan qodobakii laga doodayay.
Hoggaamiyaasha ugu sareeya shiicada Iraaq iyo Iiraan ayaa ku dhawaaqay in ay dhaxda u xirteen dagaalka ka dhanka ah muslimiinta sunniga ah ee wadanka Ciraaq qeybo katirsan ka socda.
Xaalad adag ayaa lagasoo sheegayaa degmada Qoryooleey ee gobolka shabeelaha Hoose oo bilo ka hor ay qabsadeen ciidamada calooshood ushaqeystayaasha Afrikaanta AMISOM.
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay markale weerar khasaara badan ka fuliyay ka duleedka deegaanka MPKETONI.
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu ay mas'uul ka ahaayeen weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay deegaanka Mkepetoni oo hoos yimaad Jaziiraddaa Lamu.
Sheekh Cabdullaahi Macalim Geedoow waalliga wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo gurmadka loo fidinayo shacabka ku saamoobay xasuuq ay ciidamada Xabashida Itoobiya ka geysteen Bakool.