Sawirro:ISIS Oo Magaalooyin Hor Leh Qabsaday iyo Muslimiinta Ciraaq Oo Dibad baxyo Dhigay.

Thursday June 19, 2014 - 00:23:36
31636
Super Admin
Kumanaan shacab ah oo Muusil ku dibad baxay
Kumanaan shacab ah oo Muusil ku dibad baxay
Kumanaan qof ayaa isugusoo baxay magaalooyinka Salaaxudiin iyo Tikriit ee wadanka Ciraaq oo dhawaan ay qabsadeen mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah oo ay kaabayaan xoogaga qabaa'illada.


Magaalada Muusil waxaa iskusoo baxayo ka dhigayay qeybaha kala duwan ee bulshada qabaa’illada sunniga ah waxayna ku dhawaaqeen in ay ka qeyb qaadan doonaan dagaallada laysaga difaacayo shiicada Iiraan oo dhawaan sheegtay in ay garabsiinayaan xukuumadda Nuuri Al Maaliki madaxda ka yahay.

Magaalada Muusil ayaa waxkabadan 10 maalmood gacanta ugu jirta mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah waxaana muuqata in dadka ciraaq ay ukala qeybsameen Suniyiin iyo shiico.


Dhinaca xoogaga ISIS ayaa qabsaday magaalada Dozkhomato oo dhacda duleedka magaalada Kirkuur dagaal saacado badan qaatay kadib ayay ciidamada mujaahidiintu gudaha ugaleen magaaladan oo dadka deggan badankood ay yihiin shiico waana magaaladii 2-aad oo shiicada Ciraaq ku badanyihiin oo mujaahidiintu qabsadaan.


 

1_small.jpg

10_small.jpg

11_small.jpg

12_small.jpg

13_small.jpg

14_small.jpg

15_small.jpg

16_small.jpg

17_small.jpg

18_small.jpg

19_small.jpg

2_small.jpg

21_small.jpg

22_small.jpg

23_small.jpg

24_small.jpg

25_small.jpg

26_small.jpg

27_small.jpg

28_small.jpg

29_small.jpg

3_small.jpg

4_small.jpg

5_small.jpg

6_small.jpg

7_small.jpg

8_small.jpg

9_small.jpg

 

 

 

 

 

 


Related Items

Update cookies preferences