![](https://somalimemo24.info/uploads/article/photo/thumbs/IMG_CF32F2-36F4F0-5DE055-A25B54-943056-E331F1.jpg)
Isbitaalkii Degmada Bu'aale oo Dib u Dhis iyo Qalabeyn Lagu Sameeyey. [SAWIRO]
Maamulka Islaamiga ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin u qaabilsan gobolada Jubooyinka ayaa dib u dhis iyo qalabeyn ku sameeyey isbitaalka guud ee degmada Bu'aale ee xarunta Jubada dhexe.