Sawirro: Magaalada Jilib oo laga oogay munaasabadda Ciidul Fidriga.

Monday May 02, 2022 - 20:10:03
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kun shacab ah ayaa ku ciiday fagaaraha weyn ee magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe.
Carruur iyo ciroole ayaa ku damaashaadayay waddooyinka magaaladan jawiguna wuxuu ahaa mid aad udeggan.

Hoos ka daawo sawirada sida Jilib looga ciidaystay

Related Items

Update cookies preferences