Sawirro: Horumar dhanka Wax soo saarka beeraha ah oo ka jira degmada Saakow.

Sunday June 26, 2022 - 13:58:57
Liibaan Jeexoow
Xilli abaaro iyo jiilaal lagasoo warinayo qaar badan oo katirsan gobollada Soomaaliya ayay xaalad taas ka duwan ka jirtaa deegaanno katirsan gobolka Jubbada dhexe.

Horumar ballaaran oo dhanka wax soo saarka ah ayaa ka jira degmada Saakow oo uu dhinac maro wabiga baaxadda leh ee Jubba, waxaana ay beeraleydu dhiira galin ka heleen maamulka islaamiga ah oo siiyay shidaal ay u adeegsadaan wax soo saarkooda.


Kadib markii uu da’ay roobkii Gu’ga, walow uu yaraa, haddana si wanaagsan ayay beeraleydu uga faa’iideysatay, kuwaasoo beeralanaya miraha quudka ah iyo khudradda oo suuqeedu wanaagsan yahay.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA


Related Items

Update cookies preferences