Sawirro: Magaalada Galhareeri oo laga oogay munaasabadda Ciidul Adxaa.

Saturday July 09, 2022 - 11:28:12
Liibaan Jeexoow
Kumanaan qof ayaa maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ku oogay degmada Galhareeri ee gobolka Galguduud bartamaha Soomaaliya.
Carruur iyo cirroole ayaa fagaare kuyaal Galhareeri ku tukaday Salaadda Ciidul Adxaa, xaafadaha kala duwan ee magaalada ayaa lagu arkayaa dadka oo xoolaha udxiyada qalanaya.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items

Update cookies preferences