Video: Guddiga Maareynta Fatahaadaha oo Raashin ka qeybiyay duleedka Afgooye.

Wednesday January 31, 2024 - 15:40:13
Idriis Ali
Dhaq dhaqaaqa jihaadiga Al Shabaab ayaa gurmad raashin ah uqeybiyay qoysas ku dhaqan duleedka degmada Awgooye ee Sh/hoose kuwaas oo ku saamoobay fatahaadihii iyo daadadkii dalka ku dhuftay.
Dadka raashinka loo qeybiyay oo ahaa danyar ayaa ka mahad celiyay gargaarka loo qeybiyay kaasi oo lagusoo beegay xilli ay baahi weyn uqabeen.

Guddiga Maareynta fatahaadaha iyo daadadkii ka dhashay roobabkii Dayrta ayaa bilihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaa wax uqabadka bulshada Soomaaliyeed ee dhibaataysan.

Halkan ka daawo Video

Related Items

Update cookies preferences