Video: Sidaan ayay dagaalyahannada AS ciidanka dowladda ugu baacsadeen duleedka Afgooye.

Tuesday February 13, 2024 - 17:39:56
Liibaan Jeexoow
Muuqaal baahiyaha Alkataa'ib ayaa weli sii wada faafinta muuqaallada koo-kooban ee lagusoo bandhigayo qaar kamid ah howlgalladii jihaadiga ahaa isbuucyadii lasoo dhaafay ka dhacay Koonfurta Soomaaliya.
Video cusub oo ladaawan karo qadar 4 daqiiqo ah ayaa lagusoo bandhigay weerar askar badan lagu dilay oo bishii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee Sh/hoose.

Muuqaalka ayaa lagu arkayaa dagaalyahannada jihaadiga ah oo beegsanaya askarta dowladda islamarkaana kasoo furanaya saanado hub ah.

Halkan ka daawo Video-ga
ama halka ka degso

Related Items

Update cookies preferences