Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya - Hiil Mise Hagardaamo? [Daawo Muqaal].

Wednesday February 28, 2024 - 12:07:53
Liibaan Jeexoow
Channelka Alkataa'ib ayaa soo saaray muuqaal looga faalloonayo heshiiskii dowladda Turkiga lagula wareejiyay badda Soomaaliya.
Muuqaalka oo la daawan karo qadar 13 daqiiqo ah ayaa diiradda lagu saarayaa faragelinta soo jireenka ah ee Turkiga Soomaaliya waxaana ciwaan looga dhigayHeshiiska Turkiga iyo Soomaaliya - Hiil Mise Hagardaamo?.

Ku daawo Muuqaalka Facebook
Halkan toos uga daawo
Halkaan ka degso muuqaalka

Related Items

Update cookies preferences