Maleeshiyaadka Danab oo gaari Cabdi Bile ah looga gubay duleedka Janaale [Sawirro].

Sunday March 10, 2024 - 11:21:28
Liibaan Jeexoow
Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa xalay weeraro isugu jiray dagaal toos ah iyo qaraxyo la beegsaday ciidamo huwan ah oo ka koobnaa kuwa Mareykanka iyo maleeshiyaadka loo yaqaan Bangaraafta ee Balidoogle lagu tababaray kaasoo ka dhacay deegaano hoos yimaada degmada a Janaalle ee Shabeellada Hoose.
Weeraradaasi ayaa lagu gubay gaari C/Bile ah oo ay wateen maleeshiyaadka Bangaraafta waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray maleeshiyaadkii saarnaa gaarigaasi.

Related Items

Update cookies preferences