Dagaalyahannada lawareegay Hotel SYL oo farriin toos ah soo diray [Dhageyso].

Friday March 15, 2024 - 10:30:49
Liibaan Jeexoow
Weerarka saacadaha badan qaatay ee ka socda hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay khasaara lixaad leh oo soo gaaray mas'uuliyiin katirsan dowladda iyo shaqaale.
Qaar kamid ah dagaalyahannada jihaadiga ah ee weerarka fuliyay islamarkaana gudaha hotelka SYL ka dagaallamaya ayaa soo diray farriimo ay uga warbixinayaan howlgalka ay ku guda jiraan.

Ragga weerarka qeybta ka ah waxaa kamid ah Osaama isagoo sawir guud ka bixiyay Hotelka SYL ee ay xalay lawareegeen iyo dagaalka ay kula jiraan maleeshiyaadka dowladda.

Halkan ka dhageyso Inqimaasiyiinta oo farriin kasoo diray Hotel SYL

Related Items

Update cookies preferences