Sidee udhaceen weeraradii deegaannada Busleey iyo Daarunicma (Daawo Muuqaal).

Friday April 12, 2024 - 11:07:57
Liibaan Jeexoow
Muuqaal baahiyaha Alkataa'ib ayaa baahiyay Video cusub oo lagusoo bandhigayo qaar kamid ah howlgalladii jihaadiga ahaa ee dhacay bishii Ramadaan.
Qeybta Hore Muuqaalka Waxaa lagusoo bandhigaaya xadgudubyada yahuuda ay kawado dalka falastiin.

Qeybaha dambe Muuqaalka Waxaa lagusoo bandhigaaya dagaaladii dhacay inta bisha Ramadaan lagu guda jiray oo ay kamid yihiin, dagaalkii Busley ee lagu Diley inkabadan 50 Askari oo uu kujiro taliye Liibaan Golcad,dagaalkii daarunimca ee lagu diley 20 kamid ah askarta 'ilaalo qaran.

sidoo kale Muuqaalka Waxaa lagusoo bandhigaaya dagaalkii Bacaadka Faraax Aadan ee duleedka magaalada Xarardheere kaasi oo lagu qabtey maxaabiis Askar kalama lagu laayey.

Halkan ka degso filimka
ama halkan toos uga daawo
Ku daawo Facebook

Related Items

Update cookies preferences