Daawo Video: Horumar dhanka beeraha ah oo ka jira gobolka Bakool.

Saturday April 20, 2024 - 18:29:28
Liibaan Jeexoow
Channelka wararka ee Al-kataa'ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo uu qayb ka ah muuqaallo uu kusoo bandhigaayo horumarada muuqda ee ka jira deegaannada wilaayaadka islaamiga ah, gaar ahaan horumarka dhanka beeraha.

Muuqaalkan oo ah mid kooban ayuu channelku kusoo bandhigay horumarka beetaha ee ka jira deegaannada kala ah Koor-koor, Buur-dhuxunlle iyo Abal oo ka wada tirsan wilaayada islaamiga ah ee Bakoo.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

Halkan Ka Degso Muuqaalka.

Related Items

Update cookies preferences