deg deg: Dowladda Iiraan oo xaqiijisay dhimashada madaxweynihii iyo wasiirkii arrimaha dibadda.

Monday May 20, 2024 - 08:42:19
Liibaan Jeexoow
War rasmi ah oo kasoo baxay dowlada Shiicada Iiraan ayaa lagu xaqiijiyay in ay geeriyoodeen mas'uuliyiintii dalka ugu sarraysay oo uu kamid yahay madaxweynihii wadanka.
Saaka aroortii hore ayaa lasoo helay halka ay ku dhacday diyaaradii sidday Ibraahiim Ra'iisi madaxweynihii Iiraan iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda.

Wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'allaah

Related Items

Update cookies preferences