Sawirro+Maqal:Zakada Xoolaha Nool oo Laga Qeybiyay Mudug,Galguduud iyo Jubbooyinka.

Sunday December 20, 2015 - 11:59:53
Super Admin
Maktabka diiwaanka sakawaadka Mujaahidiinta Alshabaab ayaa bixinta sakada Xoolaha Nool ka bilaabay wilaayaadka islaamiga ah Ee Soomaaliya.



Muslimiin badan oo ah kuwa lagu sheegay quraanka kariimka in sakada la siiyo ayaa ka faaideysanaya bixinta sakada xoolaha.

Wilaayaadka Mudug,Jubooyinka iyo Galguduud ayaa laga bixiyay sakada xoolaha, waxaana qoys waliba la siinayay shan neef oo ari ah ama laba neef oo geel ah.

Dhageyso Codadka Fuqurada & Masakinta Jilib

Dhageyso Dadkii Zakada Xoolaha Qaatay Saakow

Dhageyso Sako Laga Qeybiyay Degmada Jowlo ee Mudug.

Waxaa jira Tuulooyin iyo degmooyin kale oo laga bixiyay sakada xoolaha Nool islamarkaana aysan noo taaba galin inaynu codad ka qabano dadka sakada lasiiyay.

Hoos Ka Daawo Sawirada Sakada La bixiyay oo ah hal deegaan oo kaliya.

1234

Dadka Sakada Lasiiyay

Dadka Sakada Lasiiyay

Nin La siiyay Laba Neef

Nin La siiyay Laba Neef

Nin La siiyay Laba Neef

Nin La siiyay Laba Neef

8910


Related Items

Update cookies preferences