Sawirro:Zakada Xoolaha Nool oo Laga Qeybiyay Deegaano Katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Tuesday December 22, 2015 - 11:28:12
Super Admin
Howlaha Zako qeybinta xoolaha nool ayaa ka socda wilaayaadka Soomaaliya iyadoo ay ka faaideysanayaan dadka ay waajibtay in la siiyo sakada.



Maktabka Diiwaanka Zakawaadka ee shabaabul Mujaahidiin ayaa ilaa iyo haatan sakada xoolaha ka bixiyay degmooyin iyo tuuloyin dhaca Gobalada Gacanta ugu jira Mujaahidiinta.

Dad badan ayaa shalay Zako lagu siiyay gobalka Shabeelaha Hoose.

Warbixin ku aadan sakada la bixiyay iyo sida Dadka la siiyay u arkeen hoos ka dhageyso.

Dhageyso Warbixinta Zakada Shabeelaha hoose.

Hoos Ka Daawo Sawiro Sawirro Muujinayo dad Fuqaro iyo Masaakiin ah oo xoolaha Zakada loo qeybiyay.

1234
78101112131415161718192021226

Related Items

Update cookies preferences