Jamaame oo ku tallaabsatay Horumar dhanka beeraha ah [Sawirro].

Wednesday June 15, 2022 - 13:45:31
Liibaan Jeexoow
Idaacadda Islaamiga Al Furqaan ayaa sawirro kasoo qaaday beeraha degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose.

Degmada Jamaame ee wilaayada Jubbooyinka waxay kamid tahay magaalooyinkii ay Xarakada Al-Shabaab xilligii abaaruhu darnaayeen ay raashinka ka qeybiyeen, sidoo kale waxay kamid tahay meelaha uu ka da’ay roobka guga, sidaa darteed, dadku waxay billaabeen tacbasahda beeraha.

HOOS KA DAAWO SAWIRRAD

Related Items

Update cookies preferences