Taliyaha Ciidanka Melleteriga DF-ka Oo Ka Badbaaday isku day dil oo lala Maagay.

Saturday May 31, 2014 - 19:08:09
8069
Super Admin
Qarax maanta barqdii ka dhacay agagaarka warshadda caanaha magaalada Muqdisho ayaa halis geliyay nolosha taliyaha ciidanka Melleterig Dowladda Federaalka.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in gaariga Col.Indho qarshe qarax xoogan uu qabsday balse aysan waxyeello weyn ugeysan gaariga sababa laxariira gaariga oo ahaa mid musafax ah oo rasaastu Karin.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kolonyadii gaadiidk ee qaraxa lagul helay wadada warshada ay gaareen xarunt Villa Baydhabo oo ah taliska ciidanka Dowladda Federaalka.

Weerarkan aya qeyb ka ah weeraro taxana ah oo maalmihii lasoo dhaafay lagu bartilmaameedsanayay madaxda DF-k iyo saraakiisha ciidanka.

Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]

Related Items

Update cookies preferences