Al Shabaab oo 100 Sarkaal dilay 100-kii maalmood ee uu socday dagaalkii Xasan Sheekh iclaamiyay [Warbixin].

Wednesday January 11, 2023 - 07:40:57
Liibaan Jeexoow
Warbaahinta rasmiga ah ee Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay warbixin ku saabsan khasaaraha ciidamada dowladda Federaalka kasoo gaaray dagaallo ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya tan iyo markii uu Xasan Gurguurte dagaalka ku iclaamiyay maamullada Wilaayaatka Islaamiga ah.
Al Shabaab waxay sheegeen in 100 maalmood gudahood ay ku dileen 100 sarkaal oo katirsanaa ciidamada dowladda, warbixinta ayaa lagusoo bandhigay sawirrada dhammaan saraakiisha lagu dilay weeraradii ay jihaadiyiintu fuliyeen.

Related Items

Update cookies preferences